
Dalka Jabuuti waxaa goordhaweyd ka furmay shirka u dhaxeeya Madaxda maamuladda Ahlusuna Waljameeca iyo Galmudug, Shirkaan waxaa ka qayb galaya madaxda Galmudug sida Madaxweynaha ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi , Wasiiro iyo xildhibaano.
Dhanka Ahlusuna waxaa matalaya shirka Madaxwaynaha Gobolada dhexe Shiikh Axmed Shaakir Cali Xasan iyo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Ahlusuna Waljameeca waxaa soo qaban qaabiyey Wada-hadalkaan oo garwadeen ka ah Urur Gobolleedka IGad.
Waxaana la saadaalin Karin waxa kasoo baxaya wada hadaladaaan udhaxeeya Galmudug iyo Ahlusuna waxaana wali la xalin Murankii udhaxeeyey Madaxada Galmudug.
Leave a Reply