
Gudoomiyaha Gobolkqa Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxuu Casho sharaf usameeyey Waftigii uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Baralamanka Jabuuti , Munaasabadaan lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha Jabuuti ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Barlamanaka Somaliya,Wasiiro,Xildhibaano, Marti sharaf kale.
Leave a Reply