Dilkii Baylood iyo Halka uu Ku Dambeeyey

khaalid

3. 11.2017. Ayay ahayd Markii Weerar Qorshaysnaa oo uu soo abaabulay taliyaha Nabadsugida Jubaland Khalid Abdullahi kuna socday saraakiil ay Kamid ahaayeen Taliye Kuxigeenka nabad sugida Jubaland.

(1)Ahmed Abdullahi Ciise Gaas
( 2)Ahmed Ibraahim Sahid( Niiniile )
Abaanduulaha Ciidamada Daraawiishta Jubaland
(3)Mahad Yaxbul Taliyaha Madaxtooyada Jubaland
(4)Xiis Cabdi Cali Taliyaha Guud Ee Gaadiika Ciidamada Jubaland,
(5)Mahmed Naasir Guuleed Taliyaha Qaybta Booliska Jubaland
uu ku dhintay Alle Haw Naxariistee Hasan Jiraw Dhaqane( Baylood )

Waxii intaas Kadanbeeyay Waxaa jiray arimo Badan oo Bulshada kudhaqan magaalada Kismaayo ay filayeen oo si Lama filaana isu Badalay, Ahmed Abdullahi Ciise Waa Taliye Kuxigeenka nabad sugida Jubaland Waana shakhsiga u qorshaysnaa Khaalid Bartilmaameedkana u ahaa Dilkiisa Balse Masuuragalin Mishinkaasi Waxaana ku baxay (Baylood).
Intaas Kadib Qof Kaste Oo Masuula ama oday ah ama Qabiilka uu Kadhashay Marxuumka Waxay isku qanciyeen in Laga dhursugo Loona Daayo Cadaalada, iyo a marka Madaxwaynaha Jubaland oo xiligaas Safar shaqo kumaqnaa , Balse Taasi Madhicin wax Kaste Oo ahaa fikirka Qabiilkii Marxuumka iyo Dulaankii Dhicisoobay ee saraakiisha weerarka Dulmiga ah lagu soo qaaday , waxay isku qancinayeen waxay isu badaleen Dhanka Kale.

1. Waxaa Safar shaqo loo duriray Khaalid oo ahaa abaabulihii Masuuliyada waxa dhacay
2.Waxaa Xabsiga laga siidaayay 4 askari oo uu xidhida amarkoodu uu lahaa Madaxwaynaha Jubaland
Gacanta waxdishayna Lahaa
3.waxaa Shaqadii ama xilkii laga qaaday Taliye Kuxigeenkii Nabad sugida Jubaland warara ayba sheegayaan in Xabsi guri in lagaliyay
4.Salaadiintii Beesha uu kadhashay marxuumka markay u tageen Madaxwaynaha Jubaland waxay kala Kulmeen Hadalo ubadnaa Jeesjees iyo Digasho iyo in ninkaasi hawlgal ku dhintay Waa( KAAF IYO KALADHEERI )
5. Madaama Taliyihii Nabad sugida iyo Kuxigeenkiisii magaalada Midna kamaqanyahay midna xilkii laga qaaday,waxaa si KMG shaqiidii usii wada Laba Kamida afartii Lasiidaayay oo Beel ahaana isuku xigaan Khaalid, waana arinta Xaasaasiga ah ee ka taagan magaalada Kismaayo ,

Hadaba Akhriste ogaanshahaaga Xogtan
Iswaydii Qodabadan,

(A) Yay ahayd In Xilka Laga Qaado Ma
Khaalid Mise Gaas,
(B) Cadaaladii Mawaxay Noqotay Dalacsiin iyo in Hawlgal buu Ku dhintay Lagu soo Koobo,
(C)Khaalid Mamudnaa shaqo in loodiro Mise Waxuu mudnaa Xarig Xabsi iyo Xilka Qaadis,
(D) Xilkaqaadista Gaas Maxilgudashadiisa ayaa u Keentay mise Xaaladii Lagu sameeyay ee u samray
(I) Xurmadii Qabiilka Kulahaayeen Madaxwaynaha Iyo u dooditaankoodii Wiilkooda Jawaabtii ay Lahaayeen Mawaxay Noqotay In Ladhoho Waxaad Kabadin Wadaan Sameeya,

UGUDANBAYN,
Balaan eegno halka ay Wax kudanbeeyaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.