Wasiirka cadaaladda, dastuurka iyo arrimaha diinta dowlad gobaleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa hortagay baarlamaanka Jubbaland waxaana su’aalo laga weydiiyay waxqabadkii wasaaradda.
Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa uga warbixiyey Barlamanka Jubbaland waxqbadkii wasaarada inta u dhaxaysay kalfadigii 3aad iyo 4aad kadibna xildhibanada Jubbaland ayaa Su’aalo kawaydiiyey Wasiirka Wasarada Cadaalada.
Hoos kadaawo
Leave a Reply