
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Goor-dhaw ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada oo maalmahaan la hadal haayay.
Golaha wasiirada ee Hirshabeelle ayaa ka kooban 20 Wasiir 20 Wasiir ku xigeyn iyo 7 Wasiiru Dowle kuwaas oo la sheegay in Madaxweynaha ugu tala galay in ay wax ka qabtaan Xaaladda Hirshabeelle.
Goor-dhaw Filo Magacyada Wasiirada.
Leave a Reply