Magaalada Boosaaso ayaa waxaa qarax lagula eegtay Gaari ciidana oo ka tirsan Maamulka Puntland oo maraayey mid kamid ah wadooyinka Magaalada Boosaaso, qaraxaan ayaa sababay qasaare sida uu sheegay duqa Magaalada Boosaaso Eng Yaasin Mire 6 askari ayaa kudhawaacmay iyo labo qof oo shacab ah.
Leave a Reply