Raysawasaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya iyo wafti balaaran oo ka gooban labada Gole ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qayb galay shirkii wadamada Isbaahaysiga Islaamka oo lagu qabtay dalka Sacuudiga, Raysawasaare kuxigeenka ayaa dhaxal sugaha dalka Sacuudiga kala hadlay balan qaadkii Sacuudiga ay horey ugu balanqaadeen inay fuliyaan.
Leave a Reply