Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Koofur Galbeed ka dhacay Bananbax lagu dalbanaayo in sharciga lahorkeeno dadkii ka dambeeyey Dilkii Allaha unaxariistee Wasiir Cabaas Siraajo dadkaan bananbaxayey ayaa waxay wateen boorar ay ku qoran yihiin waa in cadalada lahorkeenaa askarigii ka dambeeyey dilkii Cabaas Siraaji.
Leave a Reply