Daawo:Hooyo 80 Jir ah oo Gurigeedii Lagu dhacay Kismaayo

hooyo

Hooyo Saynab Caalim Nuur oo 80 Jir ayaa waxay sheegtay in gurigeedii lagu dhacay magaalada Kismaayo, Hooyo Saynab ayaa mar hore cabasho ugudbisey hay’adaha abniga ee magaalada kismaayo sida wararka nagu soo gaarayaan hay;adaha amniga waba kama qaban.

Waxayna Cabashadeeda u gudbisay Madaxwaynaha Jubbaland axmed Madoobe wax laga qabtay majiraan, Magaalada Kismaayo ayaa ku canbaxday dhac iyo boob loo gaysto dhulalka shacabka Jubbaland iyadoo maamulka Jubbland ee xaruntiisa ku mal gaarka tahay Magaalada Kismaayo at ku guul dareysteen inay wax kaqabtaan cabashada iyo boobka lagu hayo shacabka Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.