![nadaara nadara](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/12/nadaara-1.jpg?resize=558%2C381&ssl=1)
Wareegto Ka soo baxaday wasaarada Cafimaadka maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu magaacab Iskuduwaha Caafimaadka degmada Caabudwaaq Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Nadaara, wareegtadaab lagu magaacaba Iskuduwaha Caafimaadka Degmaada Caabudwaaq ayaa waxaa ku saxiixnaa Wasiirka Caafimaadka Galmudug Naciima Macamed Maxamuud
Leave a Reply