Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray madaxda Galmudug iyo Ahlusuna oo dhawaan heshiis hordhac ah ku gaaray Dalka Jabuuti waxaana hada haray dhameestirka heshiiska oo lafilaayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho iyo dhuusamareeb, Masuuliyiintaan waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay qaar kamida masuuliyiin dowlada iyo kuwa ka socda Galmudug.
Leave a Reply