Shirkii golaha Wasiirada Jubbaland oo shir gudoominaayo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbland Maxamuud Sayid aadan ayaa taageeray heshiiskii ay gaareen Galmudug iyo Ahlusuna, shirka intuu socday ayaa waxaa warbixin looga dhagestay Wasiirka Beeraha waxaa kaloo looga hadlay wafti kasocday dowlada Jarmalka iyo Ingiriiska iyo arimo kale.
Leave a Reply