qaar Kamida Jaaliyada Dowlad Deganka Somaalida itoobiya ayaa waxay Fariin adag u direen Madaxwaynaha Ismaamulka Soonalida Itoobiya Cabdi M Cumar iyagoo sheegay in dhibaato lagu hayo shacbka Soomalida Itoobiya Todobadii sano ee ugu dambaysay.
Jaaliyadaa Cabashada udiraysa Madaxwaynaha Ismaamulka soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa ah Beesha Jidwaaq waxay sheegeen inay kalsoonidii kala noqdeen Madaxwayne Cabdi Cumar.
Leave a Reply