Waxaa Dalka Maraykanka ka dhacay Shir wayn oo ay kasoo qayb galeen kumanaan qof, shirkaan ayaa waxuu ahaa mid looga soo hrjeedo Madaxwaynaha Maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi M Cumar waxaana soo qaban qaabiyey shirkaan Beesha Jidwaaq waxayna sheegeen in lagu dhahay shir Kuma qaban kartaan Maraykanka arintaana katimid Madaxwayne Cabdi Cumar waxay kaloo intaas ku dareen Cabdi Cumar inuu dhib kuhayo beeshaan iyo shacabaka soomalida Itoobiya loona baahan yahay isbadal.
Leave a Reply