Dhawaan Bay ahayd Markii xildhibanada qaarkood loo qaybiyey Lacag laga keenay imaaradka oo ladhahay Saxiixa Mooshin Madaxwaynaha Soomaliya Lagu ridaayo, hadaba xildhibaanadii Mooshinka saxiixay aya waxay noqdeen kuwa ka noqda Saxiixaa iyo kuwa u goosta Kenya si aysan uga qayb galin Mooshin lagu dhibaataynayo Dowlada Soomaliya.
Hadaba Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Aadan”Shaacir” ayaa sheegay markuu arkay dhibka iyo qalalaasaha lagu wado dalka Soomaliyeed oo lagu waxyeelaynayo dowlada iyo shacabka ayaa waxaan garowsaday inaan kanoqdo Mooshinkii aan saxiixay ee laga waday Madaxwaynaha Ummada Soomaliyeed Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Leave a Reply