Gudoomiya kuxegeenka dhinaca arimaha bulsdhada ee gobolka hiraan Sheeq Xuseen Xusmaan cali oo La hadlay idaacada kulmiye ayaa sheegay in gobolka hiiraan aay kajito dhiibatoyin badan oo ku Aadan diidmada lacagta shilinka soomaliga.
Gudoomiye kuxegeenka ayaa tilmamay in arintaasi aay saamesay dadka danta yare ee kunool deganada gobolka hioraan waxaana dowlada dhexe ee somaliaya ugu baaqay in deeganada lacagaha lagadiiday ee gobolkaasi aay geeso lagao shilin Somali ah si aay xal ugu noqoto dhibaatada wax gu iibsashada Shilinka soomaliga .
Mudooyinkii danbe degano katirsan gobolka hiiran ayaa waxa laga cabanaayay didmada lacagta shilinka Somaligaah taasoo aay dhibaato weyn aay kunoqotay dadka danta yaree kunool gobolkasi
Leave a Reply