Waxaa Magaalada kismaayo dib uGu soo laabatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbalandoo ee Kusugnaa Gobolka Gedo iyagoo halkaas ugu maqnaa hawl shaqo iyagoo kulamo la lahaa Bulshada gobolka Gedo waxaana garoonka ku soo dhaweeyey xildhibaanada labo gole ee maamulka Jubbaland.
Leave a Reply