
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ka duulay wafti uu hogaaminaayo Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Shiiq Maxamed Xuseen Al-qaadi waxayna kusii jeedaan Magaalada Muqdisho.
Gudmooiye kuxigeenka Gobolka Gedo Al-qaadi ayaa saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha Magaalada baardheere isagoo sheegen inay hawlo Shaqo ku gaarayaan Magaalo Madaxda Soomaliya ee muqdisho.
Leave a Reply