Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa qabatay kulan looga tashanaayo qorshaha booliska iyo is dhexgalka bulshada kaas oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo xarunta ku meel gaarka jubbland, Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay wasiir Dowlaha Aminga jubbaland Maxamed Cabdi kaliil, Agaasimaha wasaarada Aminga Aaadan yuusuf iyo gudoomiyaha Gudiga qorshaynta Booliska Jubbaland Jenaral Yuusuf Dhuumaal
Leave a Reply