Wariyiyaasha ka howlagala ayaa looga yeeray Xarunta taliska Ciidanka Booliska, waxayna soo sheegayaan in halkaasi ay ka hadli doonaan Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gen Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Xeerilaaliyaha qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa lagu wadaa in goordhaw ay la hadlaan Saxafiyiinta.
Wararkeena kale socda wraar dheeraad ah
Leave a Reply