Siyaasi Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay Mowqifkisa ku aadan Talaabaddii ay Dowladda Soomaaliya ku xirtay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakur Warsame, waxuuna sheegay in la arki jiray markii doorasho madaxwayne laqabanayo ayaa ladhihi jiray dowladaas baa madaxdaas wadata hada waxaa Jira siyaasiyiin lacag dalal shisheeye kasoo qaatay oo raba inay qaranka ku dumiyaan oo dano shishiiye u adeegaya.
Leave a Reply