Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabeele Xildhibanad Canab Cabdi Ciise ayaa sheegtay In haweenka ay kamid noqdaan Booliska Soomaaliyeeed iyadoo Xildhibaanad Canab ay kamid ahaan jirtay booliska Soomaliyeed waxaana ay ugu Hambalyey Ciidamada Booliska Soomaaliyeed 74 Sano kadib Maalintii la aas aasay Ciidan booliska Soomaliyeed.
Magaalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele waxuu faaruqiyey Madaxdii Hirshabeele ayakoo xarun ka dhibtay Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply