Dr Axmed Cali daahir Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Shir jaraaid ee uu kuqabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in Xeer ilaalinta ay Racfaanka ka qaadatey Xukunkii Maxkamada ee lagu sii daayay c/raxmaan c/shakuur.
Waxaa kaluu Xeer ilaaliyaha ayaa Waxa uu sheegay in Sharci daro ay tahay Go’aanka Maxkamada iyo Xeer ilaalinta Racfaan loo diido arintaasina aysan aheyn mid sharci ah siduu sheegay Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.
Leave a Reply