
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Qaabkii loo siidaayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,waxaana uu Tilmaamay in Qaab Damiin ah lagu soo daayay Siyaasiga.
Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame,iyadoo uu Tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada qaarkooda ay ka qeyb qaateen siideynta Siyaasiga.
Leave a Reply