Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeele oo mudooyinkaan dambe Xamer iska joogay ayaa dib uGu soo laabtay Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa Garoonka Kusoo dhaweeyey Madaxwayne Xugeenka iyo qaybaha kala duwan.
Bulshada Hirshabeele ayaa walaac ka muujinaayey Madaxda Hirshabeele oo Xarun ka dhigtay Magaalada Muqdisho, waxaana wali lahorgayn wasiirada Hirshabeele Barlamanka Hirshabeele si ay u ansixiyaan.
Leave a Reply