
Waxaa Maxkamadda Gobalka Banaadir goor-dhaw ka furmay Maxkamadeynta Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay si Damaanad ah lagu sii daayay.
Xeer ilaalinta ama Dacwad ogayaasha C/raxmaan ayaa maanta laga sugayaa in ay Maxkamadda hor keenaan Cadeymo la xariiro Dacwada C/raxmaan waxaana Goobta ku sugan Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Barlaamanka Soomaaliya.
Qarreenka u doodaya C/raxmaan C/shakuur ayaa xaqiijiyay Maxkamadda ay furantay maantana ay rajo wanaagsan ka qabaan in ay dhinac u dhacdo dooda taagan.
La soco wixii ku soo kordha
Leave a Reply