Wafti ay hogaaminayso Wasiirka cafimaadka Soomaliya Fowsiya abiikar Nuur oo la socdaan xildhibaano iyo Wafti kale ayaa waxay soo gaareen Magaalada Baladwayne, wasiirada ayaa keentay daawo loogu talagalay in wax looga qabto shubin biyoodka iyo cuduarada kale.
Leave a Reply