
Gudoomiayaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho Thaabit ayaa booqday wadada isku xirta labar 4 iyo Taraboonka taas oo u xirnayd sababo amni, Gudoomiayah ayaa halkaas wuxuu kula kulmay araday iyoshacab banaanbax ka sameeyey wadadaas.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa u sheegay dadkii bananbaxa halkaas ka sameeyey inuu sida uGu dhaqsaha badan wax uaga qabanayo furitaan wadadaas madaama bulshada at baahiyo wayn u qabto.
Leave a Reply