Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha gobalka banaadir ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Cabdi saabir Nuur Shuuriye iyo Xasan Macalin.
Warqadan oo ka koobneyd Saddex bog ayaa waxa ay ku taariikheysneyd 19-ka bishan December 2017-ka
Leave a Reply