Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan jawaari,waxaana looga hadlay Kulanka wada-shaqeynta Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka iyo kan Maamul Gobolleedka Puntland.
Leave a Reply