
Ciidamada Militariga Dowlada Kenya kusii jeeda gobolka gedo ayaa waxaa gadiidkii ay wateen kula gudooyey inta dhuxaysa Wajir iyo Buusaar sida y sheegeen wasaarada Gaashaan dhiga kenya, qasaaraha shilkaan gadiidaka kenya gaysteen ayaa la sheegay inuu kabadan yahay 20 askari.
Leave a Reply