Anagoo Ah Beesha Sure Waxaan Canbaraynaynaa Haddalkii aafka ahaa ee kasooyeeray xildhibaan Fiqi iyo Beeshiisa taas oo eheed in uu Xeer illaliyuhu yahay marti taas oo ku sheegay in uusan eheen Muwadin soomali Ah Asagoo ah Xildhibaan Qaran ayuu uhadlay sidii afhayeen beeleed taas oo keenikarto cadifad qabiil iyo Qaran dumisnimo.
Haddaba waxaay beesha sure u aragtaa Fiqi iyo inta kurayiga ah In ay yihiin Dad anbad ah hadaba Fiqiyoow waxaad tahay habargidir Anagana waxaan nahay Sure ,Xeer Ilaa,liyuna waa Sure ,Surana Fiqi iyo wax lamid ah marti ooguma ah Dalka Waa loowada Simanyahay
Waxaan Soojeedinaynaa in lakalasaro Nidaamka Doowliga Iyo Tan qabiilka Qabiil Qaran Manoqdo waxaa Nadeeqo Dowladnimo Waxaa Dawo noo ah Dowladnimo.
Leave a Reply