Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamul Goboleedyada Marka Laga Reebo Jubaland oo Ka Hartay ayaa Soo Saarey War murtiyeed Ay Xiriirka Uga Jareen Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Oo Fadhigiisu yahay mogadisho Waxaana ay Ku Eedeeyeen Wadashaqeyn La’aan Iyo Lahaanshaha Xiriirka Oo Aan loo Sineyn. War murtiyeedka Waxaa Ku Saxiixan Wasiirada Dhalinayarada iyo Cayaaraha maamul goboleedyada. KoonfurGalbeed_Puntland_Galmudug_Hirshabeele.
Leave a Reply