Waxgaradka, Culumada,Dhalinyarada iyo Haweenka Beesha ayaa sheegay in Beesha Sure Waxaan Canbaraynaynaa Haddalkii aafka ahaa ee kasooyeeray xildhibaan Fiqi iyo Beeshiisa taas oo eheed in uu Xeer illaliyuhu yahay marti taas oo ku sheegay in uusan eheen Muwadin soomali Ah Asagoo ah Xildhibaan Qaran ayuu uhadlay sidii afhayeen beeleed taas oo keenikarto cadifad qabiil iyo Qaran dumisnimo.
Leave a Reply