Gudoomiyaha Kaalmee kuwaan Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo gudiga gurmadka Qaran ayaa waxay uqaybiyeen lacag dhan 45000 Dollar oo lagu soo hagaajiyey Coldoon waxaana loo qaybiyey qoysas Agooma ah opo tiradooda tahay 45 qoys oo caruurtooda dhan yihiin 295 agoona.
Hoos kadaawo lacagta deeqda dalalka at ka kala timid
Leave a Reply