
Iyadoo Maalmahaan Magaalada Baled-xaawo Ee Gobolka gedo ay ka jirtay Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Dadka Shacabka ah ee ku nool Magaaladaas ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in Baled-xaawo uu tago Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan.
Wasiirka ayaa la kulmi doona Saraakiisha Ciidamada Kenya iyo Maamulka Degmada Baled-xaawo si Xal looga gaaro Muranka u dhexeeya Ciidamada kenya iyo Dadka Magaalada Baled-xaawo ku nool,iyadoo Murankaas uu ka dhashay Dhisme Ciidamada kenya ay Magaalada ka dhex bilaabeen
Leave a Reply