Waxaa Magaalada Doxa ee dalka qadar lagu soo dhaweeyey samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon waxauuna Coldoon uga mahadceliyey sida wanaagsan ee jaaliyada soomaliyeed uGu soo dhaweeyeen Dalka qadar wuxaana lafilayaa inuu Wariye coldoon Kulan laqaadan doono jaaliyada Soomaliyeed.
Leave a Reply