Waxaa Maanta lagu waday in la ansixiyo Wasiirada Maamulka Hirshabeele lakiin wuu baaqday Kulankaas ay xildhibaanada maanta ku lahaayeen Jowhar, kulankaasi oo ahaa mid deg deg ah oo uu codsaday Madaxweynaha Hirshabeelle.
Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa warbaahinta u sheegay in kooram la’aan uu ubaaqday Shirkii deg dega ahaa ee maanta ku yeelan lahaayeen Xildhibaanada Hirshabeelle magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
waxaa Jira in qilaaf wayn ka dhexjiro Madaxwaynaha Hirshabeele iyo Baarlamanka Hirshabeele ayakoo isku fahmi la wasiirada uu soo xushay Madaxwayne aware.
Leave a Reply