Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga, Gudoomiye Thaabit ayaa sheegay inuu la dagaalamaayo Musuq maasuqa cidii lagu arkana talaabo laga qaadayo.
Leave a Reply