Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlaya saraakiisha ciidamada sidii loo sugi lahaa amniga loogana hortagi lahaa kuwa kasoo horjeeda amniga igo xasiloonida gobalka.
Sidoo kale Qorshaha madaxweynaha ayaa maanta waxaa uu yahay in ciidamadan uu kala hadli doono sidii ay door wanaagsan ugu qaaadan lahayeen nabad gelin yada Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.
Madaxweyne gaas ayaa sidoo kale waxaana uu ka hadli doona Ciidamada dilalka Qorsheysan ee ka dhaca magaalada,iyo sida looga hortagi lahaa Falaalkaasi Amni daro.
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ka mid tahay meelaha inta badan ay ka dhacaan Dilalka qorsheysan iyo dagaalada inta badan dhex mara Ciidamada Maamulada kala taabacsan Puntland iyo galmudug
Leave a Reply