
Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare.
Xildhibaano gaaraya 74 mudane ayaa Codka kalsoonida Siiyay Xukuumadda waxaana diiday 2 mudane oo kaliya.
Arintaan ayaa timid kadib is afgarad dhex-maray Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Baarlamaanka Hirshabeelle kadib kulamo xalay ilaa shalay ay ku lahaayeen Jowhar.
Leave a Reply