Xafladda daahfurka oo hada ka socota Garoonka Diyaaradaha waxaa ka qeybgalaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo metalayaal ka socda Beesha Caalamka.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Oomaar, wuxu yiri “Hawada Soomaaliya hadda waxaa laga maamulaa dalka Kenya,dhibaato badan ayay diyaaradaha ku qabaan,waxaana hadad bilownay inaan la soo wareegno qalab casri ah oo Nairobi yaalay.
Wixii ka danbeeya todobaadkaan waxaa hawada Soomaaliya laga maamuli doonaa magaalada Muqdish,waxaana mudo bil iyo bar aan ka badneyd si KMG ah u sii wada shaqeyn doono Xafiiska Nairobi iyo Muqdisho”
9
Leave a Reply