Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baanaadir ayaa Sheegay In xildhibanada Soomaliya shaqadii loo idmaday oo ahayd sharci dajinta aysan ahayn ee hayaan shaqo ganacsi, waxaa kaluu sheegay waqtigii madaxwaynaha iyo Raysawasaaraha waxaa dhumiyey Barlamaanka Soomaliyeed ayakoo raba inay arkaan madaxda dalka uGu sareysa.
Leave a Reply