
Waxaa Magaalada Doolow ka furmay shirweynaha dib u heshiisiin Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu heshiisiinayaa beel kamid ah beelaha daga gobolka Gedo iyadoo kadibne la sameyn doono dib u heshiisiin balaaran oo la dhex dhigi doono beelaha daga Deegaanada Gobolka Gedo, waxaana laga rajaynayaa Guulo taabagal inay shirkaan.
Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah
Leave a Reply