Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo kenya, Guddiga ayaa sheegay in arrintaasi tahay mid aan loo dulqaadan karin ayna abuurayso xasilooni siyaasayeed oo ku salaysan kala fageynta labad dowladood.
Leave a Reply