
Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo Goor-dhaw Muqdisho ka bilaabatay.
Waxaa Maxkamadda Gobalka Banaadir goor-dhaw ka furmay Maxkamadeynta Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay si Damaanad ah lagu sii daayay. Xeer ilaalinta […]