
Al-Shabaab oo weeraray Ciidamo ku sugan Degmada Diinsoor ee gobalka Baay.
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhigga ay Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Weerarkaan oo socday ku dhawaad 25 daqiiqo ayaa […]