Wasiirkii Labaad ee Hirshabeelle oo is casilay iyo Kulamo ka soconaya Jowhar.
Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec oo ahaa Wasiiru Dowlihii Amniga & Dhaqancelinta Hirshabelle kana tirsanaa xubnihii la soo magacaabay 29-kii bishii November ee sanadkaan ayaa sheegay […]