Maaulka JubbaLand ayaa amar ku soo rogtay Gaadiidka Ka howlgalo Deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo, Madaxwayne kuxigeenka labaad ee maamulka jubbaland Maxamed luga dheere Oo warbaahinta La ladlay ayaa waxaa uu Sheegay In amaro ku soo rogeen gaadiidleyda gaar ahaan gawaarida aan sharciyeysneen.
Leave a Reply