Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda muqdisho, waxaana soo dhawaynta wasiirka Sabriye ka qayb qaatay Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, Xildhibaano, Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, Gudoomiyaha gobolka banaadir bahda Saxaafadda iyo xubno kalo katirsan maamulka gobalka banaadir.
Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha somaaliya ayaa la filayaa dhawaan inuu xilkaasi kala wareego wasiirkii hore arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax siciid Juxa oo shalay xilkaasi laga qaaday.
Leave a Reply